JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.

La Yaabka Muqdisho: Haweeney Lagu Furay 8 Qodob Oo Cajiib Ah!!!


Haweeneydaani ayaa lagu furay 8-Qodob oo ka yaabiyay dadka kunool Magaladda Muqdisho gaar ahaan inta ka ag-dhaweyd lamaanahaani Mucjisada ah kadib markii Haweeneydaasi ay ka talaabsatay Qodobadii lagu guursaday oo ahaa sida:-

1-     Qosol badan oo laga mamnuucay

2-   Is carfinta oo laga mamnuucay

3-   Asxaabta badan oo laga mamnuucay

4-   Labiska oo laga mamnuucay

5-   Cunitaanka badan oo laga mamnuucay

6-  Guri hagaajinta badan oo haweeneydaasi laga mamnuucay

7-  Isticmaalka Suulida badan oo laga mamnuucay

8-  Booqashada ehelkeeda oo laga mamnuucay

Hishiiska arooska ayaa waxa uu kamid ahaa in Haweeneydaasi aysan jabin 8-Qodob Hayeeshe ninka ayaa la sheegaya in uu ahaa Ruux aan dhameystirneen Caqligiisa waxa uuna wanaag u arkay in Haweeneydaasi oo ah xaaskiisa inuu ku xiro ama la meel dhigo inaysan jabin 8-Qodob oo kor ku xusan.

SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Comments are closed.

KUSOO BIIR BOGGEENA FACEBOOKA