Tuulo Ku Taala Dalka Taliyaniga Ayaa Mar Qur Ah Dadkii Ku Nolaa Waxay Indhaha Saareen Buuro Soconaya Oo Hareer Maraya Tuulada Ay Daganayeen, Iyado Dadkii Daganaa Tuuladaasi Ay La Yaab Ku Noqtay Dhacdadan Mucjisada Ah Ee Halkaasi Lagu Arkay sanadii 2010ka.
Tani waxay kamid tahay mucjisoyinka rabi ee dunidan lagu arko iyado maalin walba lagu arkayo dunidan waxyaaba badan oo lagu cibro qaado.
Inta Akhrisatay: 8322Kobciye1@gmail.com
Lovewithpromise143@hotmail.com
Ama Skype-keena Oo Ah Kobciye.com
Subxaaana Allh Alle Awoodiisa Layaab Malahan Viiva Kobciye.com
Subxanallah allow awoodaada waad natustay naxariistaada natus aamiiiiiiiiiiiin
Subxaana Allaah
subxnlh
Subxana laah allow awodada weyna burta adiga aburatey socodsintedana ma kugu ah dhib ee allow no naxariso nolol iyo geriba yaa allaaaah
subxanalaah, walaal waa wiilka ku dhahayay postada side loo xeraa
subxanallah
Subxaana laaah
aloow noo naxariiso
Subxaanallaah yaa rabbi awoodaa ilaahoow rabbigii uumtay buurahaa baad u tahay oo waxaad tahay khaaliqii ka hadashiiyay dhagaxii la hadlay Nabiyullaahi muuse caleyhis salaam marka la yaab inaguma ahan hadaan muslimiin nahay oo awoodaa rabbiyoow waad u qalantaa waadna leedahay oo gaalada ayey la yaab ku noqoneysaa lkn muslimiiinta khaalikhii ina uumtoow waa ogyhn in aad awood u leedahay in aad buuraha iyo badaha oo idl socodsiin karto yaa allah inoo naxariiso danbigeenana dhaaf
Amiin yaa rabi!