Qisadaan sidaad magaceedaba ka dhadhansan kartaan waa qiso jaceylka uu galayo meel aan macquul aheyn, inta aay socoto sheekadaan xiisaha badan waxaad arki doontaan mucjisooyinka jaceylka ee sida dahsoon kusoo if baxo.
Hadaba Akhristoow sheekadaan xiisaha badan hadii aay ku dhaaftay qeybaheedii hore halkaan ka akhriso.
Qeybtii Koowaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!
Qeybtii Labaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!
Qeybtii Sadaxaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!
Qeybtii Afaraad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!
Billoowga Qeybtii Shanaad.
Wax yar kadib oo dood ah waa leyga aqbalay arinkii aay wadatay Hooyo deeqo, sidii ayaan subixii kusoo baxay deeqana gaarigeedii cadaaa kusoo raacay, balse markii aan soo baxayay ubax ayaa dareemeysay shaki aad u culus…..
Intii aan baabuurka saarneyn waxaan arkaa deeqo oo indhaha igu soox adeyso weliba aad moodo inan da’yar oo uu jaceylka ugub ku yahay.
Yoonis: deeqo maxaa sidaan oo idil iigu soo eeg eegeysaa baabuur baa wadaa hortaada iska fiiri hada ayaad nolosheyda dartaaa halis ugu jirtaa hadana intaad isoo eegeyso ma inaa shil galno oo aan qur baxno miyaad dooneeysaaa.
Deeqo: aboowe anigoo adiga ku eegayo hadii aan dhinto taasi waa macnaha nolosheyda ugu weyn ee ii balan qaad inaan ku dhimanayo anigoo quruxdaada daawanayo.
Yoonis: waa kusidee adiga waan kaa xishoon jiray balse markaan waa inaa runta kuu sheegaa waxaad ku dhaqmeeyso maahan wax macquul gal ah marka sidaan wax ka badal.
Deeqo: aboowe waxaad doonto dheh anigu nadteyda ayaan kuu hibeeyay, marka wax walbo oo ku faro waa inaa sameysaa hadii kale dhib aan labadeenaba ka baxsan Karin ayaa imaaanayo, sidaa awgeed kulkuleylka naga dhaaf gacaliye.
Aniga waan yaabanahay waxaan ku hadlo ayaanba garaneyn danta waxeey igu kalifeysaa in aan aamusnaado oo aan qariyo wax walbo.
Waxaan soconaba waxaan gaarnay hotelkii aay iigu talo gashay inaan dego hotelkii ayaan gudaha u galnay, waxaan istaagnay goobtii aan lacagta ku dhiibi laheyn, lacag qabtihii wuxuu inoo sheegay inaan dhiibno lacag ah illaa beri subixii 10:00am
Deeqo ayaa arintaasi ka diiday oo ku tiri maalin ma dooneyno hotelka miyaan ka heli karnaa qol double ah “qol u qalbo labo qol iskuna furan musqishiisa wax walbana u go’an”. Oo aan kireysano lacagtana aan shubno mudo labo bil ah.
Intaan ku jeestay ayaan ku iri ilama ahan halkaan inaan labo bil joogayo lacagtaasi ha bixin, laakiin deeqo ayaa igu gacan seyrtay oo qolkii lacagtii kirada shubtay mudo labo bil ah halkaasina aan kula wareegnay furihii.
Waxaan soo abaarnay qolkii furaha numberkiisa ku dhegana halka uu ku yaalana naloo tilmaamay, qolkii ayaan soo galnay waxaadba moodaa qol loogu talo galay lamaane isku soo guursaday jaceyl xadkiisa gudbay looguna talo galay ineey todobo ku galaaan.
Qolkii markaaan soo galnay ayey deeqo biloowday ineey iga furfurto guluusyaha shaatiga, shaatigii markey iga siibtay si tartiib ah ayey hadana kabihii iyo iskaalshadii aan watay iga siibtay, waxaadba moodaaa inaan anigu hadli Karin oo aan ayada raaliyo u ahay waxa igu dhagana ma garan karo.
Weey ifadhiisasay waxeey si degan igu tiri beri is diyaari magaalada ayaan aadeynaaa dhar iyo shopping wax yaabo faro badan inaan kuusoo gado ayaan doonayaaa, waxaan ku iri anigu lacagtaada ma doonayo lacag igu filan anaa wadankaan la imaaday intaana waxa igu qasbayo waa arin qaldan mana noqon doonto mid aan ku waarayo ee waxaas iska iloow.
Deeqo waxey biloowday ineey iisoo dhawaato oo garbasaarkii iyo wixii kale aay dhinac saarato, anigu si aan mar kale aan danbigii adkaa u gelin ayaan qorshe degay waxaan ku iri deeqo hoos baan u degayaa waxaan soo gadanayaa kaniini aan isticmaalo maadaama madaxa ixanuunaa.
Kaniini ayey borsadeeda iga soo bixisay balse waan ka cudur daartay waxaan ku iri midkaan ma cuno ee in yar isug waan soo noqonayaa waan degayaaa.
Markii aan albaabka kasii baxayay ayey igu tiri si qurux badan baan iskugu kaasii diyaarinayaa ee soo dhaqso gacaliye, haye baan iri.
Kaniini nin soo doontay maahi waxaan imid albaabka kore ee hotelka si aan u fikiro anoo fikirayo oo halkaasi taagan ayey indhaheygu qabteen ubax oo uso socoto dhankaa iyo hotelka gaari aay saarneydna ka soo dageyso.
Waan naxay weey I aragtay meel uma dhaqaaqi karo halkii hotelka iridkiisa anoo taagan beey igu timid……………………………………………
La soco Isbuuca Soo Socdo Qeybaha Danbe Ee Sheekada Haduu ALLE Ismo.
Xuquuqda Sheekada Weey Dhowrsantahay Kobciye.com Ayey Gaar U Tahay.
W/Q Ibrahim Ali Abdi “Kalafoge”.
Inta Akhrisatay: 21390Kobciye1@gmail.com
Lovewithpromise143@hotmail.com
Ama Skype-keena Oo Ah Kobciye.com
Cadi ma ahan lkn shekada wey yartahay codsi hala soo badiyo kkkk habarta wey shidantahay kkkkkk
Thnks kobciye lakin Hal week dhan aan sugeyna walal xoga soobadi pls
Kkkk waaaa wareeeey see cml duqda waa kacsantahaye lkn aniga macquul ilama ahan ?
Acuudu bilaahi minashaydhaani rajiim habarta indhala`aan ayay latahay qooq
kkkkkkkk mataanaha isdoorta kumidooba noloshe heygu fiirsan murugada
Kkkkkkkkkk wlhi waa mucjiso cago leh illahow naga hay taaso kale oo laqad may ninkeda sugto oo isku xishoto bal qumayadan eega miyaysan arkayn intay leeg yihin gabdhaheedu waad mahad san tihin kobciye dhaman akha yarta salan sare
Fadlan fadlan fadlan
shekada so badiya asbuc dhan ayan sugayne
Kkkkk waaa ceeebtaa
k.k.k.k.k.k.k.k.k caadi maahan shekada but maama deeqo lama gudina u ma leynaaa she is wax dhintay
Ifrax iman wak qaday salanta . Adna midas iyo mid lamid ah iga hano . Kobciye shekada so badi codsi . Haparta wa walalantahay wasmo jecla k k k . Mahadsanid ibrahim cali cabdi kalafoge.
SUBXANALLAAHII ceeb iyo yaab Ayaan dhacay lkn will hadii banan logu yimid waa nasib asag oo galigiis ah waad mahadsna tihiin bahdad kobciye
somalidu waxay tidha rag damac iyo dacari kama dhamato lakiin sidu isku haye waa yabe maxay ku danbayn
Dhaman bahda kobciye wad Mahad santihiin kalafogow xagee lagaa kenay af adagidaa tan sheeko iyo jacel kaweyn waa mucjiso. Allaha Naga badbadiyo thnx
Kkkkkk aboowe kulahaa armaamada sodohda ah xishoodka ayee beshey
k.k.k.k.k.k.k Ar nagaaaaaaaaa
Asc bahda kobciye walahi wa mucjiso hoyo zineysaneyso oo wiilka ey sodohda utahay hadana sixaaraam ah rabto inuu ulasexdo ilahow iimaanka hanaga qaadin midas ookalena hanaga dhigin waxan sugeynaa qeybta xigto hana lasoobadiyo thnx
asc acuudu bilaaaaaaaah taan maba xishoonyso see ale u qadary isagase doqonsana maxa uu runt ugu sheegi wayey ubax saan si dhaanta muu waayey wa yaab fadln sheekada naga dhamys tira
asc dhamaan wan idin salamey baxda kobciye
kkkkkkk abowe isoo dhaqso kulahaa shaydaan duqowday iga dheh
Waaaawarey yoonis haduu gacn galay ani waxan umaleynaa iney ubax fahmeyso duqdan deeq ah waxeey ku dhaqmeyso dibadeetane eey wici donto duqa oo dubai joogo wah wah wah aan aragno qeybta kale xaraarad ayeey ledahay insha alaah mahadsanidin webka barbarinta bulshada kobciye.com & aqrista yasha sharafta leh
asc wr wb dhaman shaqalaha iyo aqristayasha waxan markale idin leyahay asc wr wb yaab badana wlh mucjisa heysato wiilka sodohda ma xishoneyso gacaliye/abowe kulaha wiilkeeda waaye wexe sida dhaheyso yaaaaaaaab lkn meeshee ku biyo shubata arkeena fadlan nooso badiye thnks dhman
ar duqdu maba sheexayso damac ku foolxuma allahuma manajayna rer kobciye waad mahadsantihiin lkn plz sheekada soo badaiya waa sheeko aad iy aad u xiiso badane kkkkkkkkkkkkkkkkkk
Kkkkk hol wadenka kobciye runti waxaa ku gooysen meel mac sida HC,T.V eey filinka turkiga ugu gooyso meel xaraarad leh kkk arbacada danbe halooso dhareeriyo cml waa mahadsantihin kobciye runti ani waxan la yabay duqdan damaca xun kulahaa gacaliye/mcne/nolasheydi/ yaaaaaab.com waa sodoho xishoo meee deqoy duul xuna tahay by isma dhafno insha alaah aqristayasha & kobciye
Acuuudu billlaaah naaagtu sooow marwo nin qabo maahan tani jacayl maahan ee waxaaa imaaan xumo iyo faasiqnimo yaan jacaylka khalad laga galin
Kkkkkkkk yaab.com tolow ubax hooyaded oo isasii diyaarisay qolka may ugu geli Allow dadkan Astur kobciye thanks lakin soo badiya Plz
Asc dhamaan wan isin salamay shaqalaha kobciye.com aad iyo aad ayay no xiiso gelisay sheekoyinkina wanagsan wana idinka mahad celineynaa sida wanagsan aad nogu so gudbisan waxana si gar ah ugu salamayaa qoraga shekada Ibrahim ali abdi kalafoge thas all
Haayaay Allow Naga Ilaali Masiibadan oo Kale
Bismilaha caadi maaha Sheekada No Dhameya
Kkkkkk yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaab!!!!.com sodoho wiilked ku dayee yaasmin ayeey sadka ku cariirisay be wah
asc kobciye wlhi mel xun ayey ku goday adinko mahadsan 2 malin noga dhiga waa sheko xiso badan lona xiso aqriskeda
Asc ha hadlin warmiya wexey donto hasameyso yonis asiga aya shaxaari kala ah mar key shaatiga igasibeyso muu gacmaha ka qabto nagta jecel mayee saqayanimo aye doneysa yonis nagta asiga ufudu deyay. Waxas wax anyeli karo
ascwrwb fasahaad lee iga dheh subxanallah ilahow na astur ceebaheena islaan waalan oo maba xishooneeso nin ayadoo qabo sino raad sanee dhagax lagu dilo ayeey is taahishaa wiilkaas maba guursan karo gabadha haduuba habrtii u galmooday walciyaadu bilaah sharaf la,aan alle ka shif il adeeg badanaa
thanks kalafoge iyo kobciye fadlan sheekada hala badiyo
Dhabanada Ayaa Yaab Dartii la heystaaaa wlhi wan la qarxi rabaa yaab dartiiii
Cajiiiib Wax Aan La Rumeysan Karin Waaye sheekadan
Abwaan Ibra Mahad Sanid sxb