Qisadaan sidaad magaceedaba ka dhadhansan kartaan waa qiso jaceylka uu galayo meel aan macquul aheyn, inta aay socoto sheekadaan xiisaha badan waxaad arki doontaan mucjisooyinka jaceylka ee sida dahsoon kusoo if baxo.
Hadaba Akhristoow sheekadaan xiisaha badan hadii aay ku dhaaftay qeybaheedii hore halkaan ka akhriso.
Qeybtii Koowaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!
Qeybtii Labaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!
Qeybtii Sadaxaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!
Qeybtii Afaraad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!
Qeybtii Shanaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!
Qeybtii lixaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!
Qeybtii Todobaad Jaceylkii Aan Macquul Galka Aheyn Iyo mucjisadiisii Dahsooneyd..!!
Billoowga Qeybtii Sideedaaad.
Ubax iyo yaasmiin ayaan iskugu yeeray inta aan boorsadeyda iyo dharkeygaba gudaha la gelin, waxaan is dhahayay kaama aqbalayaan oo hadalkaaga ma rabaan, nasiib wanaag waa aay ii imaadeen.
Waxaan bilaabay inaan runta iyo wax walboo jiro aan u sheego, dhinac walbo ayaan wax ka tusay anigana qaladkeyga oo sheeydaan hogaan u ahaa hortooda ayaan ka qirtay.
Runta ruuxa bini aadamka ahi haduu si qalbi ah ku qirto cid weliba waa aay cafisaaa, ubax iyo deeqo si buuxdo ayey ii cafiyeen, kadib ayaan ka codsaday dharkeyga iyo boorsada aan wato inaan guriga lasoo geli karo, weey iga aqbaleen.
Guriga wuxuu ahaa mid aad u weyn oo ka kooban kor iyo hoos, markii aan qolkeygii ku noqday oo aan in cabaar ah joogay, anigoo fikirayo waxa aan sameyn doono ayaan hoos waxaan ka maqlay buuq iyo sawaxan waan soo degay, misena waa deeqo iyo labadeeda gabdhood oo isku qeylinayo goobtana ku murmurmayo qofkii hadalkooda maqlaana isma odhanayo dadkaan baa waalid isku ah.
Waxaan damcay inaan kala qanciyo oo aan xaalada dejiyo, yaasmiin waa gabadh waalidkeed xushmeyso oo ahlu diin ah weey degtay balse ubax oo dhiigeeda aad u kacsanyahay ayaan qancin waayay oo aan aamusin waayay.
Ubax iyo hooyadeed deeqo waxey murmaanba ha mar ayey tiri yaasmiin hooyo maxaa kugu kalifay arintan foosha xun inaad sameyso, maxaadna xushmad usiin weeysay gabdhahaada oo qaan-gaar ah marka aad foolxumadaan hortooda ku sameyneysid.
Hooyo deeqo weey isku yaxyaxday waxeey sameyso ayey garan waaysay, waxeey soo eegtay dhankeeyga ayadoo kusoo eegtay indho cadaawad ka muuqato, waxeey tiri yoonis wuxuu nala joogaa mudo labo bil ah wakhtiga u dhiman inuu noqdo waa hal bil sidaa aay tahayna gabadheyda ma siisanayo wax walbo oo dhaco oo isla maanta ayaan wacayaa aabihiin qaasin oo isbuucaan dhexdiisa soo noqon doono waana u sheegi doonaa yoonis marnaba inuusan u qalmin gabadheyda.
Waa leys eeg-eegay ubax baa tiri hooyo macaan qaladka yoonis ha saarin adigaa qaldan oo kun jeer ku kacay wax aan afka soo qaban Karin.
Hooyo ubax baa tiri gabdhaheygoow runta hadii aan idiin sheego waad qaracmeeysaan, sababta aan arintaan u sameeyayna maahan mid ka daadagi karto maskaxdiina, hadii aan idiin sheego waxaan hubaaa inaad qaracan ku dhawaaneysiin
Waa run aniga qalad waan sameeyay, weliba qalad aan laga soo kabsan Karin, anigoo og waxaan sameynayo ineey qalad yihiin ayaan hadana ku dhaqaaaqay.
Hal mar baan ku dhahnay sadaxdeenaba inoo sheeg sababta kugu kaliftay inaad ku dhaqaaaqdo arimahaaan,deeqo ayaa tiri ilmaheygoow maskaxdiina ,ma qaadi kartee iska yara nasta oo hada kala xarooda.
Ubax baa tiri hooyo ma xaroon karno qalbigana nooma degayo arintaan aad sameysana waxey sababi kartaaa in aan aduunka ceeb dartii ugu tago ee hooyo hadii aad dooneysid in qalbigeena inoo dego arinta aad naga qarineyso noo sheeg.
Hooyo deeqo ayaa ku jawaabtay waan idiin sheegi doonaa balse hada maahan ee waa walhti ku haboon ee ilmaheygoow hada kala xaroodo anigana ii ogolaada inaan maskaxdeyda degsado.
Anigu waan anfariirsanahay oo waan yaabanahay waxa aay deeqo soo wado oo aay ku xalin doonto dabkaan qarxay oo aay dhihi doonto sidaa iyo sidaa ayaa igu kaliftay.
Yaasmiin iyo ubax ayaa soo istaagay adigoo inoo sheegin hooyo halkaan kama dhaqaaqi doono walahi bilahi hadii aad inoo sheegina waxaad la kulmi doontaa meydkeena wakhti aan fogeyn.
Hooyo deeqo ayaa tiri waayahay inta aay waraaq dheer la soo baxday ayey tiri ilmaheygoow arintaasi waxa igu kaliftay waan idiin sheegayaa oo cadeyn waan u haaystaa aad ku aamini doontaan ee si fiican ii dhageysta, hadalkeediina waxey ku billaawday…………………………………
La soco Isbuuca Soo Socdo Qeybaha Danbe Ee Sheekada Haduu ALLE Ismo.
Xuquuqda Sheekada Weey Dhowrsantahay Kobciye.com Ayey Gaar U Tahay.
W/Q Ibrahim Ali Abdi “Kalafoge”.
Inta Akhrisatay: 18990Kobciye1@gmail.com
Lovewithpromise143@hotmail.com
Ama Skype-keena Oo Ah Kobciye.com
Yoh! Kobciye Abwaaan IbRa Meel Fiican ayaaa nooga goysay yaqay plz qeybta kale noosoo dadaji insha allaah
Mahad sanid Sxb Ibraahim Ali Abdi Kalafoge waxa aan kaa sugnaa waa qeybaha haray insha allaah
Maalin walba qeyb inaa noosoo gudbisa isku day hadee kuu suura galeyso…. Waa codsi insha allaah
oh wlhi wadnaha i garacmaye siden ban ku jifta kobciye mini adan ino shegina duqda waxe dhihi rabto meydkeyga ayad facebook ka dhax arkeysa ih ih ih iiiiiiiiiiiiii?
Xaaaax nagadaya shekada wad nagu kala gowsen salan sare inta iga dambeysa
Kkkkk nin addunyo jogow maxa aragati ku laban oo hada cajuusadani maxay so wada yaaaaaab waad nagu jarten ee inta xigta kuso dhaqsada abwan kalafoge waad mahad santahay asxabta dhaman wan idin salamaya
Asc bacda salam shekada ha noga dhigina dawo plz wax ku dara
Mahadsanidin bahda kobciye dhamantiin. shekada melxun ayaad ku jarteyn waa codsi isbuuci 2jeer xita noga dhiga. Thnks kalafoge
Awanka qatarta ibro horta mahasanid sida wanagsan ead shekadan noguwado plz plz plz plz codsi shekada nodhamaystir waqtigagag qaliga ah na nohur mel qatara nagaga qabate abwan walagusuga mahasanid
Amey cadeynta furiin tahay Lee uu odagi furay Mase gabdhaha ayaba odaga dhalin allaho waclam wan arkeynaa
War waxaan websit ma ahan maxay tahay labada xaraf ood mar walba nagu so gaabinaysaan shekada aad iyo aaday uxiso bdntahay so kordhiya qaybteeda kale thanks
as wr wb kobciye waad ujeedaan akhristayaasha oo dhan sidey uxumaaden sheekadu ma yara lkn xiise ayey leedahay waxay fiicnaan lahayd in aad ku dartaan waraaqda cad ee duqda akhrin rabto waan ku qancin lahayn balse akhristow sheekadu xiiso inooleh darteed madareeno inta sadar aan soo akhrisaney: sidaasi darted waad nagu yareysen camal yaab.com
Asc dhaman aqyarta webka kuxiran
ani waxan umaleynaya iney dhihi rapto ninka wan baraweynayey
Anaga akhristayaasha haddaan nahay horta ma doqon ayaan nahay mise wax ayaa naga qaldan?
War isbuuc dhan ayaan sugaynay haddana waxa ay so daabacday kobciye.com ega.
Walaalayal soo badiya sheekada waayo dad waawayn ayaa akhristo sheekada marka usbuuc dhan waa ay sugayen in lagu hungooyo wax yar waa laga fiican yahay. Wad ku mahadsan tihin shaqada aad no qabaten.
Uuuuuuf inad wax kala jaraatan daxal baad uu ledihiin
Marka hore waan idin salamey rer kobciye & akhristiyaasha sharafta leh kadib waxan aad & aad ugu haystaa shekoyinka kobciye lkn shekoyinka waad soo gagabisaan hadana meelama mamacan ayad ku jartaan ee waxan idika cod san lahaa inaad noo badisaan idinkoo raali ah thnks all
kkkkkkkkkkkk kobciye iyo abwaaanka caaaaadi ma tihin wlhi maxaaa waye ku adkeen ta
ani waxaaan is le yahay aay so wadaa labo arimood
1in aay beeeen abuuur bilaaawi dooonto oo aay
balaaaayo isku fureyso
2 iyo in aaay cudur kii dilagaaa ahaa oo yoooonis u dhamatay salama dhamaan
asc warbaa kadhacay balse su.aal ayaa mesha taalo ee aqristow haku mashqulin khoraaga ee waxad isweydisa maxey tahay waqda maxaase ku qoron hadaa tahy qof lasocday shekada waadna fahmidontaa thnz
oooooooooooooooooooooooooooooooooh!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Ibra shekada meeeeeeeeeeeel fican ayad nooga kala jartay
Waa mucjiso kaloo dahsoon bal waan arkaynaaa inshaa alaah.
waa idin saamalay dhamaan tiinba meesha wax baa ka soo socda mucjico dahsoon
asc waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw ina ba cadi ma ahaan i like it taloow habarta mexeey sheegi doonta amay warqada ku qorantahay in ay qabto cudurki dilayga ahay oo ay wiilka in ay qadsiso lee rabtay mise wey been aburi doona ama ninki aaa furaay allahuma najeynaa walee waxba ka so dhago waa weyn meshaa thanks walalaha kobciye aqristayasha hada talo idin siiyo ka qataa wixii wanaga ah ee idinka anfaco wixii kalena ka tagaa walalayaal inta uu gafeyso qorayga sheekada ama shabakada kobciye ogaada qofna xoog kuma lihid ilaa ma ahaan codsi qofka aad hadalada ma la yacniga ah aad uu so qoreyso waqtigiisa uu ku huraayo lacag kuma siisid shaqalana kuma ahaan ee hadalada fooshaxun intaa so qorileheedeen adiinkoo iska amusaaa dhanto watoo na dhahay NABIGEEN SCW wax wanagsan ku hadal ama iska amuus marka adoon danbi mooye ajar adan ka heleyn ha uu gafin umada illahay ee waqtigooda ku huray wad mahadsantihiin wallaha kobciye marlabaad
Allaylahe haduu war kala cadaan bal waa waxay islaantasi la shirtimado
Oh..sheekada way nagu tifqaysay sida dhibicda roobka lkn waad nagu kalagoyseen .noosoo dadajiya lee plz n plz thanks kobciye.com and dhamaan akhristayaasha kuxiran
wad mahadsantihin kobciye.com qasantan qoraga shekada meel xasasi ah ayaad kugoysen yaab islantu maxay sheegi doonta
Meel xun ayaa nooga jarteen sheekad reer kobciye waan ka xumahay
Ilohoow na astur
Asc dhamaantiin soomaali weyneey gaar ahaan kobciye.com mida kale wxn aad uga yaabanahay inay dhacdo dhalin yaro jacayl kaqaadey barnaamijyada kobciye kkkk thanks all of somalians
aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah qoraaga sheekadaan caawo yaa namburkiisa isiiin karo asxaabeey hal milyan oo dolar xitee waan siinaahe ha noosoo deeyo qeeybta xigta wap kobciye ha kaa ahaado hadii kale hakaaa xirnaado thnks asxaabta kobciye iyo macaamiishaboo
Asb dhaman aqyarta kuxidhan webka kadib shekada mucjisada ah meel fican ayad nooga jarteen.. Duqda wiilka amey dambi dusha kasaartaa il cadawtinimo lehna weybo ku eegtaye allow ceebta astur duq deeqo waabo xariifad iney wax xaliso ayey warqad ulasoobaxday aan aragno waxa kuqoran plz soobadiya isbuuca dambe insha alah
sheekooyinka kobciye aad ayan uga hela manshaa alaha lkn waad jartay mahad sanidin lasoo dhakhso qaybta kale maxaa kasoo dhaga wayn anigaba kasii cabsanayo looooooooool
Salaam:
ar anaa sssheekada gartay markay hotelka la degtay ee ayay darogaysay, kdibna kasoo farmacaysaty ay filim ka duubtay sidaas darteed bay waxay rabtaa isagoo xoogaayo inay dadka tusto si loogu maleeyo inuu isagu qof xun oo meeshuu xaas ka rabay inuu ka guursado soddohdiis kula dhaqaaqay.
Waaaaaaaaaaaaw wax ba ka dhacay
mesha
sxb su,asha ad na waydisay waxay jwbtedu thy in ay ledahay deeeqo ilen maxa yelay malintu yimd yoonis waxa la kenay hotel kadibna farta logu wacay adne ow ka tagay kan taroolki sax miya……………… Meshan kali haday sax thy haaa haday qalad thy maya gali
thanks kobciye shekada aat ayey u macdahay hal codsi ayaan wataa page shekada isbucii laba mar ha laga dhigo si page ka uu ushit mo
Thanks all aqriyaasta
Sory! Sory! Sory! Kobciye mel xun aad noga jarten shekada manta lkn insha alaah waxan sugeyna isbuca danbe bal waxa warqada ku qoran) run ahanti hadan qiyaso warqada waxa ku qoran ani waxey ilatahay anaa deqo calosha lo buxiyay bal bal an sugno isbuca danbe insha alaah wa salamantihin kobciye & aqristayasha
Belo walal ibrahin naga dharji shekeda