Mucjiso Cibro Qaadasho Mudan Oo Ka Dhacday Xajka Maalintii Shalay Aheyd.

Published: October 15, 2013, 5:02 pm | Updated: October 15, 2013 5:06 pm

Iyadoo Musjisooyinka Ilaaheey ay Fara badan yihiin, ayaa haddaba Bishan aynu ku jirno ee ah Bishii Dul Xajj, oo ay Dhammaan Muslimiinta ay gudanaayaan Waajibaadkii Xajka ayaa maalintii shalay aheyd oo la soomanaa waxaa dhacday Mucjiso aad u weyn oo Cibro qaadasho Mudan, taa soo ah,

Haweeneey u Dhalatay Dalka Suudaan oo lagu Magacaabo Faadumo Al-Maaxi, oo ay Indho La’eyd Muddo Toddoba sannadood, Dhaqtar iyo meel walbana la geeyey lagu Daaween waayey.

Faadumo waxey sheegtay ineysan Marnaba ka Rajo dhigin Naxriista Rabbi, oo ay mar walba Rajeyneesay iney Indhaheeda u soo Noqdaan, ayaa iyadoo maanta ka mid ah Xujaayda, u taagan Carafaatka ilaaheey Dib ugu soo Celiyey Arageeda oo ay Toddoba sanadood weysaneed. (Ilaahoow Ummadaada u Naxriiso. Yaa Rabbi).
***************************
W.Q:- Macoow Ustaad.

Fikradaada Dhiibo Hadad Facebook Isticmaaleysid..

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>