JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.

Qeybtii Sadax Iyo Tobnaad ’13’ ‘Adeer Qalanjo Heli MaySide Ka QuuSo’ Qiso Cajiib Ah & Qalinkii WaaSuge..


Sheekadaan xiisaha badan ee aad isbuuciiba maalinta axada ah aad ka daalacataan shabakada kobciye.com hadii aay ku dhaaftay qeybteedii hore halkaan ka akhriso.

Qeybtii Koowaad ‘Adeer Qalanjo Heli MaySide, Haku Lug Go,in: Sheeko Cajiib Ah & Qalinkii WaaSuge’. !!

Qeybtii Labaad ‘Adeer Qalanjo Heli MaySide, Haku Lug Go,in: Sheeko Cajiib Ah & Qalinkii WaaSuge’. !!

Qeybtii Sadaxaad ‘Adeer Qalanjo Heli MaySide, Haku Lug Go,in: Sheeko Cajiib Ah & Qalinkii WaaSuge’. !!

Qeybtii Afaraad ‘Adeer Qalanjo Heli MaySide, Haku Lug Go,in: Sheeko Cajiib Ah & Qalinkii WaaSuge’. !!

Qeybtii Shanaad ‘Adeer Qalanjo Heli MaySide, Haku Lug Go,in: Sheeko Cajiib Ah & Qalinkii WaaSuge’. !!

Qeybtii Lixaad ‘Adeer Qalanjo Heli MaySide, Haku Lug Go,in: Sheeko Cajiib Ah & Qalinkii WaaSuge’. !!

Qeybtii Todobaad ‘Adeer Qalanjo Heli MaySide, Haku Lug Go,in: Sheeko Cajiib Ah & Qalinkii WaaSuge’. !!

Qeybtii sideedaad ‘Adeer Qalanjo Heli MaySide, Haku Lug Go,in: Sheeko Cajiib Ah & Qalinkii WaaSuge’. !!

Qeybtii sagaalaad ‘Adeer Qalanjo Heli MaySide, Haku Lug Go,in: Sheeko Cajiib Ah & Qalinkii WaaSuge’. !!

Qeybtii Tobnaad ‘Adeer Qalanjo Heli MaySide, Haku Lug Go,in: Sheeko Cajiib Ah & Qalinkii WaaSuge’. !!

Qeybtii Koow Iyo Tobnaad ‘Adeer Qalanjo Heli MaySide, Haku Lug Go,in: Sheeko Cajiib Ah & Qalinkii WaaSuge’. !!

Qeybtii Labo Iyo Tobnaad ‘Adeer Qalanjo Heli MaySide, Haku Lug Go,in: Sheeko Cajiib Ah & Qalinkii WaaSuge’. !!

Billoowga Qeybta Labo Iyo Tobnaad.

Faarax waxa uu nabad tagay halkii loo masaafuriyey ee la doonayey in lagu fogeeyo, asagoo halkaa kasii anba qaaday baadi goobkiisii ku wajahnaa dhisida mustaqbalkiisa, waxaanse marnaba maankiisa ka go,in nadar oo niyadiisa hadba ku soo noq noqonaysay, asagoo xusul duub ugu jirey inuu dib u soo celiyo xariirkoodii dhantaalmay iyo jaceylkoodii dhabar jabay bari hore.

Laakin fakar taa ka duwan waxaa qaba nadar oo faarax xageedu waa ka danbiile waxa aayna dhaxda u xiratay in aay ka aar gudato ayadoo is leh wadada ugu wanaagsan ee aad faarax uga aar gudan karaahi waa guursiga adeerkii cilmi, balse marna isma aysan waydiin maxaa xigi doono, sababtoo ah qalbigeedu waxuu mar walibaa rabaa faarax.

Ugu danbeyntii adeer cilmi oo ka guul gaaray qorshahiisii ku wajahnaa fogeyntaa faarax waxuu haatan faraha la galayaa qaybtii labaad ee qisadiisa iyo qoys ka yeelida nadar oo aheed qofka loolanka ka dhax abuuray wiil iyo adeerkii isla wada noolaa.

Maalinba maalinta ka danbeysa waxaa so oaf jarmaya shirar aay wada yeelanayaan waxaana ka soo baxaya miro wax ku ool ah iyo duluc wanaagsan oo ku saleysan goorta,goorta iyo waliba sida uu u fal gali doono guri dhiskooda la wada sugaayo.

Faarax oo aan wali haysan jawaab buuxda ee dheef ama dhib ah oo ka timid dhankii nadar waa maqane jooge iyo maalin waliba nadar raad jooge, lagama seexan karo har iyo habeen waakan soo taagan, oo xataa manta waxuu soo wacayaa ayada oo la joogta jaceylkeedii waaya araga ahaa, marna waalidka ahaa ee adeer cilmi, qof dani hayso.

Markii uu adeer cilmi yaqiinsaday in nadar lagu haysto ee wali loolan jiro waxuu soo gaba gabeeyey kulamadii macno la,aanta ahaa asagoo soo gunaanudaya kale fogaanta dhaxdooda ah, doonayana inuu la dadab galo, waxaana haatan socda ol ola buuxa.

Nadar waxa aay ka dhax maquurataa samada oo sidii aay doonaysay bay noqotay sheekadu, marba hadii ay ku soo tooseyso kuna seexanayso calaacalka iyo calool yogwa faarax, oo hadafkeedu ahaa iyo sahankeedu, laakin waxbay iloowsan tahay.

Guurku ma galo aar gadasho iyo malo ku salaysan manta oo qura, ee waa miisaan baaxa deg iyo iyo masuuliyad ka badan badda iyo buuraha, waa geed aad beertay balse maalin waliba kaa doonaya biyo siin, ka ilaalin busaarad iyo waliba baqtin.

Garaadkeedu sidaas uma uusan fakarine ee waxa uu tusey in aay ku qamaaro nolosheeda si aay maalin uu oga oysiiso ama u niyad jabiso faarax ee aan danbiile ahayn balse sheydaanku u diwaan galiyey danbiile ka baxay balamo la wada galay.

Manta waxaa furmaya kulankii ugu danbeeyey oo lagu ariminayo go,aankii kama danbeysta ahaa ee guurka nadar iyo adeer cilmi, balaan sugno waxii kazoo baxa.

Intaas ha inoo joogto sheekadeenii inta aan isbuuca xiga kulmi doono hadii Allaha awooda sare leh raali ka noqdo, waa saaxiib ‘WaaSuge’ oo idin wada leh caafimaad.

Sheekadaan Xuquuqdeeda Waxey U Dhowrsantahay Kobciye.com iyo Abwaan Waasuge

Qalinka: Ismail Abdi Aden “WaaSuge”

Dhaxalka: Lamaane Soomaaliyeed’

Shimali02@ho[email protected]


Warning: implode(): Invalid arguments passed in /home/kobciye/public_html/wp-content/themes/KaLaFogeTemp/single.php on line 534

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

KUSOO BIIR BOGGEENA FACEBOOKA