JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.

Qiso Aad Iyo Aad Cajiib U Ah Iyo Wixii Ka Yaabiyay Sheekhii Riyooyinka Fasiri Jiray.


Sheekh Muxamad Ibnu Siriin wuxuu ahaa Taabici ilaahey baray Fasirka Riyada, Maalin ayaa waxaa u yimid Nin, wuxuuna u sheegay inuu ku Riyooday isagoo Addoon Madoow Cunto Hal Weel wax kula Cunaayo,

Haddaba Sheekhu wuxuu Ninkii ugu jawaabay Fasirka Riyadaadu wuxuu ku Cadaanayaa inaad Aniga Gurigaada igu Marti Qaadid, ka dib Ninkii wuu Marti Qaaday, Gurigiisa ayuuna ku Martiqaaday, Cuntadii Markuu u soo diyaarinaayey ayaa Sheekhu wuxuu Arkay Naag Addoon Madoow oo u Adeegeyso Ninkii, ka dib ayuu Sheekhii ku yiri Ninkii:- War Addoontaan yaa leh?,

Ninkii ayaa ku jawaabay:- Anigaa leh,. misana Sheekhii ayaa yiri:- Weligaa ma u Galmootay? Ninkii ayaa yiri:- Maya,. Sheekhii ayaa haddana yirii:- Hadda Qolkaas lagal una Galmoo. Ninkii waa yahay ayuu yiri, Qolkii ayuuna la galay, waa yaabe markuu Dharka ka Dhigay mise waaba Ninkii Madoobaa ee Riyada ay wax ku wada Cuneen, wuu Naxay, ka dibna Sheekhii ayuu u Sheegay,

Haddaba, Sheekhii ayaa ugu jawaabay:- Weelka aad Riyada Dhexdeeda wax ku wada Cuneyseen waa Xaaskaaga, oo Ninkaasi Madoow wuu kula Isticmaali jiray Xaaskaaga markaad Adiga Guriga ka maqan tahay… Subxaanalaah

============================

(ALLOOW SHEYDAANKA NAGA QABO).
W.Q:- Macoow Ustaad.

Update


SHARE-GAREEY QORAALKAAN





()

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

KUSOO BIIR BOGGEENA FACEBOOKA